Sida ay jimcihii maqaal ku qortay jariiradda afka dheer ee New York Times, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta aanu helin dhalashada Mareykanka uu horay u heystay baasaboor Canada ah iyada oo intaasi raacisay iney dhici karto inuu dhalashada Mareykanka uga laabtay si hantidiisa wax looga weydiiyo.
Sida ay jariiraddu sheegtay Farmaajo waxaa uu helay dhalashada Canada dhammaadkii sideetameeyadii qarnigii tagay, weli lama hubo inuu heysto iyo in kale, laakin waxaa la ogaan doonaa marka uu Villada banneeyo.
Isla warbixinta waxaa ku xusan in Farmaajo uu iska celiyey Baasaboorka Mareykanka 2019-kii kadib markii Mareykanka ay wax ka weydiiyeen hantida soo gasho.




From the comments