Maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo horjeeda muddo kordhinta Farmaajo ayaa lagu waramayaa iney isku ballaariyeen bariga Muqdisho.
Weriyaha Goobjoog News oo soo indho-indheeyey qeybo badan oo ka tirsan bariga caasimadda ayaa sheegaya in ciidamo ku labisan dharka ciidanka militariga balse sheegay iney kasoo horjeedaan muddo kordhinta ay isku ballaariyeen Mirinaayo, qeybaha Cabdicaziz iyo Kaaraan, Siisii iyo Fagax.
Ciidamadan ayaa la sheegayaa in ay kasoo baxeen qeybo ka tirsan shabeellada dhexe, lamana oga tiro ahaan inta ay la egyihiin.




From the comments