Golaha shacabka waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta la hor geynayaa mooshin looga doodayo doorashada qaranka iyo ismariwaaga taagan.
Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa lagu sheegay sidan:
Arrimaha Amniga
Golaha shacabka waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta la hor geynayaa mooshin looga doodayo doorashada qaranka iyo ismariwaaga taagan. Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa lagu sheegay sidan: M.ne Xil Beri…

Golaha shacabka waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta la hor geynayaa mooshin looga doodayo doorashada qaranka iyo ismariwaaga taagan.
Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa lagu sheegay sidan:
M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.
Agendaha
1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments