Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa cafiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la xiriira Cabdirashiid Janan waxaa uu ku tilmaamay ‘guulo muddo kooban’
Safiirka midowga Yurub ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibka ay dareemayaan dhibbanayaasha tacadiyada loo heysto Janan.
Arrintan ayaa imaaneysa saacado kadib markii maamulka Farmaajo uu Baladxaawo uu soo dhoweyn ugu sameeyey ninka ay booliiska iyo cadaaladda ku daba jireen muddada dheer.




From the comments