Goobjoog

Guddiga Farsamada Doorashooyinka Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Heshiisyo Hor U Dhac Ah Oo La Gaaray

Waxaa goordhow soo baxay war-murtiyeedka ay soo saareen guddiyada farsamo ee ku shiray Baydhabo 15-16-kii February ee sanadkan. Arrimaha heshiiska laga gaaray waxaa ka mid ah Arrinta Gedo, guddiyada lagu…

Guddiga Farsamada Doorashooyinka Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Heshiisyo Hor U Dhac Ah Oo La Gaaray
Waxaa goordhow soo baxay war-murtiyeedka ay soo saareen guddiyada farsamo ee ku shiray Baydhabo 15-16-kii February ee sanadkan.
Arrimaha heshiiska laga gaaray waxaa ka mid ah Arrinta Gedo, guddiyada lagu mudansanyahay ee Doorashooyinka  iyo Arinta Somalinad.
Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments