Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucid kusoo rogtay dadka ka yimaada dalalka Ethiopia, Oman, Somalia iyo Qatar.
Dalalkan ayey UK ku darday liiska casaanka, waxaana laga mamnuucay iney galaan boqortooyada sababo la xiriira ka hortagga nooca cusub ee Covid 19.
Dadka Ingiriiska ama dadka heysta fiisayaasha mudda dheer, waxaa 10 cisho lagu karantiili doona goobo ay dowladda diyaarisay.




From the comments