Goobjoog

Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xalane Xilli Lagu Wado in Shirka Doorashada Lagu Qabto

Waxaa goordhow ilaa afar hoobiye ay ku dhaceen xerada Xalane ee saldhigga u ah hey’adaha shisheeye. Xerada ayaa isku diyaarineysa iney marti geliso Shirka madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada…

Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xalane Xilli Lagu Wado in Shirka Doorashada Lagu Qabto

Waxaa goordhow ilaa afar hoobiye ay ku dhaceen xerada Xalane ee saldhigga u ah hey’adaha shisheeye.

Xerada ayaa isku diyaarineysa iney marti geliso Shirka madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo lagu dhameystirayo heshiiskii September 17 iyo war Murtiyeedka guddiga Farsamada ee Baydhabo 15-16 bishii Hore

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments