Goobjoog

Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar

Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay . Xildhibaanka…

Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar
Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay .
Xildhibaanka ayaa shil ku galay  duleedka degmada Badhan xilli u u socday tacsida hooyadii oo dhimatay.
Xildhibaan Cali Axmed Dhahar ayaa muddo dheer ka mid ahaa baarlamaanka Dowlad gobaleedka Puntland , isagoo maamuladi kala gidisanaa ee Puntland Soo maray xilal ka soo qabtay .
Dhanka kale Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaanka iyo Hooyadii.
Hoos Ka Akhriso Tacsida Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland 
May be an image of text

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments