Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo midowga musharaxiinta oo maanta kulan qado ku leh Décalé Airport Hotel ayaa lagu wadaa iney dhisaan guddiyo.
Ilo ku dhow shirka oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in shirkan lagu dhisayo labo guddi, oo labada dhinac kala matalaya.
Labadan guddi la sameyn doono ayaa lagu sheegay guddiga dibadbaxa lagu qorsheynayo iyo guddiga xaqiiqo raadinta dhacdadii 19-kii Febraayo.




From the comments