Goobjoog

Golaha Ammaanka Oo Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab ku Soo Rogay Cunaqabateyn

Kadib codsi Golaha Ammaanka QM uga yimid dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka , ayaa cuna qabteyn loogu soo rogay saraakiil sar sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab ee ka dagaalamada Soomaaliya…

Golaha Ammaanka Oo Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab ku Soo Rogay Cunaqabateyn

Kadib codsi Golaha Ammaanka QM uga yimid dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka , ayaa cuna qabteyn loogu soo rogay saraakiil sar sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab ee ka dagaalamada Soomaaliya .

Saraakiisha cunaqabateynta lagu soo rogay ayaa gaaraya illaa seddax sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab waxa ayna kala yihiin :-

1:Abuukar Cali Aadan,

2: Macalin Ayman &

Mahad Karataay, kuwaas oo xilal waaweyn ka haya  Al-Shabaab.

Seddaxdaan shaqsi ayaa xubnaha Golaha Ammaanka ay isku raaceen in xayirado dhan walba ah lagu soo rogo ,iyadoo lagu soo daray liiska Argagaxisa QM .

Erica Barks-Ruggles  oo ah sarkal ka tirsan waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ayaa ku tilmaamay in ay tahay arintaan taallabo dhanka xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya loo qaaday.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments