Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto bannaanbaxo mucaaradka.

Wararka Caalamka
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto…

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto bannaanbaxo mucaaradka.

Sidoo kale bulshada,aqoonyahanka iyo siyaasiinta mucaaradka ayaa Wal-walka ka qaba qabsoomida “doorashada 2021’’,waxaan taas badalkeeda madaxweynihii waqtigiisa dhamaaday ay ugu baaqeyn in uu arrimaha doorashada soo dhigo miiska wada-hdalka.
Daawo Warbixin Soo Koobasan Wal-walka Dooorashada Dalka
Goobjoog News
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments