Shirkadda duulimaadyada Turkish Airline ayaa hakisay duulimaadyadii ay isuga kala gooshi jirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul .
qoraal ka soo baxay xafiiska Shirkadda Turkish Airline oo ay heshay GoobJoog News ayaa lagu sheegay in uu baqday duulimaadyadii diyaaradeed ee magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul, iyadoo lagu war-geliyay dhamaan rakaabka in la hakiyay duulimaadka.
Illaa iyo hadda ma cadda Sababta loo joojiyay duulimaadka berri oo sabti ah ah diyaaradaha shirkadda ay ku tagi laheyd Istanbul.




From the comments