Goobjoog

Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah In La Isugu Yimaado Muqdisho

Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxweeynanimo ee dalka doorashada 2021, ayaa markale walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraal ka soo baxay Midawga ay ku mideeysan yihiin Musharixiinta u taagan…

Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah In La Isugu Yimaado Muqdisho

Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxweeynanimo ee dalka doorashada 2021, ayaa markale walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Qoraal ka soo baxay Midawga ay ku mideeysan yihiin Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweeynanimo ee Soomaaliya, ayaa lagu baaqay in la qabto shir deg deg ah , la isugu yimaado dhamaan saamileyda siyaasadeed ee dalka .

Midawga ayaa sidoo kale Farmaajo u sheegay in uu shirkaas kaga soo qeeyb galo isagoo ah Musharax balse aan aheyn Madaxweeyne.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midawga Musharixiinta Madaxweeynanimada Soomaaliya .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments