Prof Afyare Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xaalka dalka uu marayo mar xalad aad u adag .
Afyare oo u maramay Goobjoog News ayaa sheegay in natiijada ka soo baxday shirka dhuusamareeb aysan aheyn mid dadka soo maaliyeed ka farxisa.
“Natiijada Natiijo dadka soomaaliyeed ka Farxiso ma ahan , waxaa la filayay runtii in ay natiijo tan ka duwan la helo , oo maadama waqtiga uu gabagabo yahay dadka ay marka ay siyaasaddu ka dhaxeyso ay wax isku raacaan dabadeedna sidaas doorasho lagu aado”.




From the comments