Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa la filaya in maanta uu hor yimaado xildhibaanada Baarlamaanka Labada Aqal ee dalka ee waqtigoodu dhacay.
Farmaajo ayaa saaka ka soo duulay maaalada Dhusuamareeb ee caasimadda Galmudug , halkaas oo uu kaga qeb galay shir wadatashi madaxda dowladda iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka ku yeesheen.
Shirka Dhuusamareeb 4, ayaa ku soo dhamaaday Natiija la’aan, iyadoo madaxda ay isku fahmi waayeen arimaha qaar.




From the comments