Wararka naga soo gaarayo magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay uu shil gaari ugu dhintay Magaalada muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah ganacsatada Dalka Koonfur Afrika .
Allah U naxariiste muwaadinka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi Shariif, isagoona ka mid ahaa dhalin yarada Soomaalida ah ee dalkaasi ka ganacsada.
Geerida marxuumka ayaana sababtay kadib markii gaari uu la socday uu ku dhacay gaari kale , oo xawaare ku socday.




From the comments