Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo maanta Kalfadhigii 1aad Kulankiisa 16aad ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ku yeeshay maagalada jowhar ee xarunta maamulkaas ayaa ka dooday Hindisayaal Muhiim ah .
kulanka maanta oo ay soo xaadireen 51 Xildhibaan ayaa kaqabsoomay xaruntooda maagalada Caasimada Hirshabelle ee jowhar .
Kulanka ayaa waxaa shir Gudoominayey Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheikh Isxaaq, Ajendaha kulanka ayaana ahaa Habraaca Dhisida Guddiyada .




From the comments