Goobjoog

Maamulka Puntland oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Gaalkacyo

Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Dimuquraadiyeenta maamulka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameysay guddoomihii magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed kadib markii wasaaraddu ay sheegtay in shacabku…

Maamulka Puntland oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Gaalkacyo

Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Dimuquraadiyeenta maamulka Puntland  ayaa shaqo joojin ku sameysay guddoomihii magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed kadib markii wasaaraddu ay sheegtay in shacabku ay cabasho ka keeneen maamulka degmada sida lagu xusay qoraal soo baxay.

Halkaan Ka Akhriso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments