Waxaa goordhaw magaalada Garowe, ee xarunta Maamulka Puntland ayaa waxaa goor dhaw gaaray wafti heer sare oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxman .
Wafdiga gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa qeeyb ka ah xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, waxaana garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhaweeyay Madaxweeynaha maamulka Puntland Saacid Cabdullahi Deni iyo mas’uuliyiinta maamulka Puntland.





From the comments