Goobjoog

Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee…

Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya inuu dhex dhexaad ka noqdo arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments