Goobjoog

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Ay Baarlamaanka Puntland Ka Qaadeen Xasaanadda

Xildhibaanno siddeed ah ayey maanta xasaanadda ka qaadeen golaha wakiilada Puntland kadib markii lagu eedeeyey iney jabiyeen xeerhoosaadka golaha. Akhriso: Magacyada: 1.Xil.Cabdijamal Cismaan 2.Xil. Cabdiqani surato 3.Xil. Muuse Jajabsay 4.Xil.Gen.…

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Ay Baarlamaanka Puntland Ka Qaadeen Xasaanadda
????????????????????????????????????

Xildhibaanno siddeed ah ayey maanta xasaanadda ka qaadeen golaha wakiilada Puntland kadib markii lagu eedeeyey iney jabiyeen xeerhoosaadka golaha.

Akhriso: Magacyada: 

1.Xil.Cabdijamal Cismaan
2.Xil. Cabdiqani surato
3.Xil. Muuse Jajabsay
4.Xil.Gen. Baduugaaye
5.Xil.Maxamuud Maxamed Barre
6.Xil.Saleeban Faarax.
7.Xil.Cabdiraxman Dhoore
8.Xil. Maxamud Caalim.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments