Goobjoog

Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye

Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan dano shisheeye. Qoraalkan…

Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye

Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan  dano shisheeye.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha gobolka uu mas’uul ka yahaya amniga, isla markaana aan la ogolaan doonin falalka xasilooni darro ah.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments