Goobjoog

Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey

Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada…

Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey

Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland,  iyada oo ay halkaasi ku dhinteen 8 ruux oo kalluumaysato ah oo u dhahay dalka Yemen.

Inta badan goobta ayaa waxaa ka dhacay barakac iyada oo ay dumeen guryihii iyo goobihii kale ee dadka lahaayeen.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments