Goobjoog

Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka. Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka…

Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey  si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka.

Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka Cadaaladda Iyo Garsoorka Mudane Cabduqladir Maxamed Jaamac ayaa u mahadceliyey golaha.

Labadab Gole, ayaa waxaa ka dhashay muran badan, waxaana hadda loo gudbiyey aqalka sare oo ay dhici karto iney muddo qaadato.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments