Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah.
Ciidamada qeybahooda kala duwan sida Booliska iyo Milatariga ayaa ka qeyb qaadanaayo sugidda amniga guud magaalada, waxaana ciidanka lagu arkayaa wadooyinka iyagoo hubinaya waxa soo galaayoiyo waxa ka baxayo.
XIldhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub.




From the comments