Xilli ay dagaallo ka socdaan Itoobiya maalintii 6-aad ayaa ra’isul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed waxaa uu axaddii shaqada ka ceyriyey taliyihii ciidamada qalabka siday, wasiirkii arrimaha dibadda iyo madaxii sirdoonka, ceyrinta oo ana la sababeyn.
Dhanka kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in Berhanu Jula oo ahaa ku-xigeenka ciidamada qalabka sida ee Itoobiya hadda laga dhigay taliyaha cusub ee ciidanka qalabka sida ee dalkaasi.
Sida ay qortay AFP, ilaa 100 askari oo ka tirsan ciidamada Militariga ayaa lagu dhabiibay gobolka waqooyi ee Amxaarada.




From the comments