Goobjoog

Guddoomiye Maxamed Mursal “Xukuumadaan Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Qabsoomidda Doorasho Waqtigeeda Ku Dhacda”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in kukuumadaan cusub looga fadhiyaa qabsoomidda doorasho waqtigeeda ku…

Guddoomiye Maxamed Mursal “Xukuumadaan Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Qabsoomidda Doorasho Waqtigeeda Ku Dhacda”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in kukuumadaan cusub looga fadhiyaa qabsoomidda doorasho waqtigeeda ku dhacda.

Daawo Hadal Jeedintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments