Ciidanka ammaanka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta ganata ku dhigay rag lagu eedeynayey iney ka gacnacsadaan caruurta yar yar,
Raggaan oo labo ruux ahaa ayaa ciidamadu qabteen xili ay ku sugnaayeen bosteeda laga raaco gaadiidka, waxaana xiligaas ay wadeen gabar yar oo maalmo lagu la’aa degmada iyagoo doonayey in ay gaari lasoo raacaan.
Saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa sheegay in raggaan ay qirteen in ay ka tirsan yihiin shabakad ka shaqeysa ka ganacsiga caruurta, waxaana haatan lagu xiray saldhigga degamada sida ay sheegeen laamaha aminga.




From the comments