Goobjoog

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada KGS

Madaxweynaha dowelad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay agaasimaha madaxtooyada maamulkasi. Qoraal xeer madaxweyne ah oo kasoo baxay madaxweynaha ayaa Cabdullaahi Cali Watiin loogu magacaabay inuu noqdo…

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada KGS

Madaxweynaha dowelad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay agaasimaha madaxtooyada maamulkasi.

Qoraal xeer madaxweyne ah oo kasoo baxay madaxweynaha ayaa Cabdullaahi Cali Watiin loogu magacaabay inuu noqdo agaasimaha madaxtooyada maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

 

No photo description available.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments