Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa safar shaqo ugu amba baxay wadanka Turkiga.
Madaxweynaha oo safarkiisa ka hor shir jaraaid qabtay ayaa sheegay shirka magalaada Dhuuisamareeb uu dhacaayo waqtigii lagu ballamay
” Maanta waxaan safar gaaban ku tagi doonaa Turkiga howlo shaqo, waxaana ku maqnaan doonaan maalmo kooban, mudadii ka horna waxaan tagi doonaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, si shirkii iyo arrimihii halkoodii aan uga sii wadno” ayuu yiori madaxweyne Qoorqoor.




From the comments