Weriye Jamal Osman ‘‘COVID 19 Sidii La Rabay Loogama Wacyi-galin Shacabka Soomaaliyeed”
Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xanuunka Coronavirus ay u dhinteen dad kor u dhaafaysa 100 qof. In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka…
Published July 30, 2020
Akhris 1 daqiiqo ah
Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xanuunka Coronavirus ay u dhinteen dad kor u dhaafaysa 100 qof.
Barnaamijka Baaritaanka ee BBC Africa Eye ayaa ogaaday in dadka korona ugu dhintay Soomaaliya ay ka badan tahay midda Dowladdu ay shaacisay.
In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka BBC Africa Eye uu sheegay in fayraska Covid-19 ugu dhinteen Soomaaliya.
Weriye Jamaal Muxumed Cusmaan oo diyaariyay Barnaamijka ayaa u sheegay Goobjoog TV in aad loo fududeystay xaalada dhabta ah ee COVID-19 ee Soomaaliya.
From the comments