Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeybgaly munaasabad tababar loogu soo xerayay Saraakiil, Saraakiil xigeeno iyo Dablayaal kuwaas oo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Islamarkana ka qalin jibiyay dugsiga tababarka Turkisom ee Muqdisho .

Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u mahadceliyey Dowladda Turkiga dadaalka weyn ay ku bixiso dib u dhiska ciidamada kala duwan ee dalkal.







From the comments