Goobjoog

Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed”

Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo…

Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed”

Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo joojiyay dilalka qisaasta.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Yuusuf Jimcaale Siiyay Goobjoog

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments