Wararka laga helayo Dhuusamareeb ayaa sheegaya in uu soo gaaray madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka yimid Garoowe.
Waxaa kale oo kusii jeeda guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka dowladda federaalka ah iyo maamullada dalka.
Dhanka kale, waxaa uu kulan gaar ah u socdaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe




From the comments