Goobjoog

Daawo : Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka…

Daawo : Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Laftagareen ee Furitaanka Shirka

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments