Goobjoog

Putin oo Dartii Laa Badalayo Dastuurka, Siina Joogaya Ilaa 2030-ka

Dib u eegis lagu sameeyey qodobbo dastuuri ah ayaa ka dhacday dalka Ruushka, codadka ilaa hadda la tiriyey 77.9% waxaa ay taageereen in wax laga badalo, sidaasi waxaa sheegay guddiga…

Putin oo Dartii Laa Badalayo Dastuurka, Siina Joogaya Ilaa 2030-ka

Dib u eegis lagu sameeyey qodobbo dastuuri ah ayaa ka dhacday dalka Ruushka, codadka ilaa hadda la tiriyey  77.9%  waxaa ay taageereen in wax laga badalo, sidaasi waxaa sheegay guddiga doorashada.

Dib u eegista waxaa ay meesha ka saareysaa madaxweyne Putin oo muddo xileedkiisu kama dambeyta ah uu dhammaanayo  2024, waxa ayna ka dhigeysaa inuu isa soo sharaxo 6 sano kale.

Hadda, Putin waa madaxweynihii ugu muddada dheeraa ee Ruushka cusub tan iyo xilligii hoggaamiyaha Joseph Stalin.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments