Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Xero-dhagaxley ee gobalka mudug.
Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey deegaanka, waxaana ka qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan ee Xero-dhagaxleey.










From the comments