Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku Xayirnaa dalka Kenya waxaa ay u fududeysay sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa horay tiro muwaadiniin ah ka soo daabushay wadanka Kenya kuwaas oo ku xayirmay wadankaasi ka dib markii uu safarada caalamka loo hakiyey sababo la xiriira xanuunka COVID-19.
Dowlaada fadareraalka Soomaliya ayaa dadaal badan ku bixasay in ay ka soo daadgureeyso muwaadiniin Soomaaliyeed dalal dhowr ah oo ay ku xanibnaayeen si ay u soo guryo noqdaan




From the comments