Ciidamada Jabuuti ee Hiil-walaal ee ku sugan magaalada Dhusamareb qaybna ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta xusay musaabada 43 guuradii ka soo wareegtay markii la Aas aasay Ciidamada Jamhuuriyada Walaalaha aynu nahay ee Jabuuti.
Ciidamada ayaa ugu horeeyn soo bandhigay Dhoolatusyo Ciidan munaasabada awgeed, Saraakiisha Ciidamada Jabuuti eek u sugan Dhusamareeb ayaa diray hambalyada munaasabada Aas aaskii Ciidamada Jabuuti.
Kabtan Axmed AadanTaliyaha Ciimada Jabuuti ee Galmudug ayaa sheegay inuu aad ugu farasan yahay maalintan aadka ugu wayn dhamaan Ummadda reer Jabuuti.











From the comments