Goobjoog

Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen

Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…

Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen

Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli aaney caddeyn sababta iyo goobta la geeyey.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments