Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal iyo ku-xigeennadiisa, ka dib markii bishii tagtay guddoomiyihii hore ee gobolka lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay magaalada Goroowe, kaas oo dhaawac ka soo gaaray uu ugu geeriyooday Isbitaalka guud.
Wareegto ka soo baxaday Madaxweynaha ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen qoraalka ayaana u qornaa sidaan : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa.
Madaxweynaha Dowladda Puntland




From the comments