Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha Amniga degaanada maamulka Galmudug ee Booliska nabad suggida iyo Milatariga.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka dalbaday Saraakiisha Amniga dardargalinta howla ha xaqiijinta Ammaanka degaannada Galmudug.




From the comments