Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida ee dalka.
Kulankii oo ahaa mid 31-aad Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa shir guddominaayey guddomiyaha golaha Aqalka sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayada waxaana goobjoog ahaa guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee golaha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmad iyo guddomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.
Ajanda Kulanka ayaa ahaa:




From the comments