Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxda Ahlu sunna kula heshiisay in golaha wakiilada laga siiyo ilaa 20 xildhibaan.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha waxaa lagu sheegay in xildhibaannaasi ay qeyb ka yihiin 89-ka xildhibaan ee guud ahaan golaha uu ka kooban yahay iyada oo xilheyntooda ay ku egtahay muddada xilheynta baarlamaanka cusub.
Dhinaca kale, waxaa heshiiskan soo dhoweeyey xildhibaan Mahad Salaad isaga oo bartiisa Faceboogga ku soo qoray “Waxaan soo dhawaynayaa heshiiska laga gaaray kala aragti duwanaanshihii dowlada federaalka iyo Ahlu Suna ee dhismaha Galmudug.




From the comments