Goobjoog

Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda

Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi. Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney…

Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda

Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney daacad u noqonayaa Quraishi.

Quraishi  ayaa la magacaabay khamiitii iyaga oo ku dhaartay iney u aargudayaan hoggaamiyihii hore Al-baqdaadi.

Abuubakar Al-Baqaadi waxaa uu Mareykanka ku dilay bishii hore weerar uu ka fuliyey  waqooyiga Suuriya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments