Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan.
Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa dhigaya dibad-baxyada iyaga oo ka cabanaya jidadka xiran ee guud ahaan caasimadda.
“Canshuur ayaan bixinaa haddana jid aan marno ma leh, waan soco weynay, ee waa in gawaarida kale istaagaan”, waxaa ku qeylinayey mid ka mid ah dibad-baxayaasha.





From the comments