Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool waxay muddo Ku dhow 10 Sanno ugu jirtay xarakada Al-shabaab, waxaana aad u adkaa nolosha aasaasiga ah sida waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga qeybihiisa kala duwan:
Maantatahay Magaalo Go’doonsan Shabaabku Cunaqabateeyen Kama Jirto Nolosha Aasaasiga Sida Waxbarashada Caafimaadka Ganacsi Furan Iyo Wax Dhaqaala ah aysan Lahayn Sidaa Awgeed Waxaa Maanta Tagaya Raisul Wasaare Kheyre iyo MD Lafatagareen Oo Wafuud Badana oo ay kala Hogaaminayaan Waxay Dadka Iyo Maamulka Sheegayaan Inay Dareemayan Culeys Miisaankiisa leh.
Maxay Tahay Ajandayaasha Safarka Kheyre Ee Magaalada Xudur:




From the comments