Taliyaha cusub ee AFRICOM Gen. Stephen Townsend, ayaa arbacadii waxaa uu Soomaaliya ku yimid booqasho aan horay loo shaacin.
Ujeedka safarka waxaa lagu sheegay inuu ahaa sida ciidamada ka jooga Soomaaliya uu kala hadli lahaa in cadaadis la saaro Al-shabaab.
Dadka uu la kulmay waxaa sidoo kale ka mid ahaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo safiirka Mareykanka Donald Yamamoto.




From the comments