Qoraal caalamiga ah oo UN-ka ay soo saareen ayaa la sheegayaa in Soomaaliya ay ku jiro dalal ay ka jirto cunto yari zaa’id ah, dalalkaas oo 4 ah waa Nigeria, Somalia, Yemen iyo South Sudan.
Isla qoraalkaasi waxaa ku jira in dunidan 124 million oo ka tirsan 51 dal ay soo wajaheyso cunto yari, laakin waxaa ugu daran dalalka 4-ta ah.
2017-kii, dalalkaasi ay Soomaaliya ku jirto, waxaa ay cunto yari soo wajahday 32 million, dadkiina waa sii bateen.




From the comments