Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay iney ka shakiyeen gaarigan islamarkaana isku dayeen iney joojiyaan, balse shaqsigii waday uu damcay inuu fakado.
Sida sawirka hoose ka muuqata, darawalka ayaa damcay in gaariga uu si awood ah u mariyo wado markii hore lagu xiray Carro iyo dhagxaan.





From the comments